
Kiribto Somali tv waa Goob Aad ka Baran Karto lacagaha dhijitaalka Ah iyo Tech, yada Blockchain cryptocurrency AfSomali ah iyo Qaab Dhaqaaleedka Cusub Ee dunidu Wajahayso wana Goob La isku dhaafsado Cilmiga tech,yadan Cusub iyo Sidii UMADA Soomaaliyeed Uga Faaiideysan Lahayd lacagaha cryptocurrencyga, hadii ay ahan Lahayd in aad Sarifle ka noqo Suuqan Dhijitaalka ah ama In aad Hantidada ku keydsato Si aad uga bad baado halista Dhalaale Xumo ee DUnidu wajahayso iyo Xoriyada Dhalaahaada Aad U xurowdo <br />Waxaan Idinku soo dhawaynaynaa Ka mid Noqoshada Bulshada Kiribto Somali tv ood Ku helikartaan